Saturday, September 30, 2017

Muuse Biixi oo soo saaray Liiska Guddiga Ololaha Xisbiga Wadani ee Gobolka Awdal kana Kooban 24 Xubnood !

Boramapress ( Borama) Muuse Biixi oo soo saaray Liiska Guddiga Ololaha Xisbiga Wadani ee Gobolka Awdal kana Kooban 24 Xubnood !

Gudoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse biixi Cabdi ayaa soo saaray amase magacaabay Guddiga Ololaha doorashooyinka Xisbigaasi gaar ahaan Gobolka awdal Xubnaha Gudigaasi ayaa ka kooban 24 Xubnood oo iskugu jira Rag iyo haween waxaana Gudoomiye looga dhigay Siyaasi ruug cadaa Wasiir Axmed xaaji daahir Cilmi oo lagu xasuusto heerkii ololihiisa doorasho uu gaadhsiisanaa sanadkii 2010 xiligaasina uu raacsanaa Madaxweynihii Hore ee somaliland Dahir rayaale Kaahin

Xubnahan waxa ku jira rag siyaasiyiin ah oo kaalin laxaadleh  kaga qayb qaadan doona Ololaha doorashooyinka somaliland ee sanadkan


Telesom

Telesom

About

Twitter Delicious Facebook Digg Stumbleupon Favorites More

 
Design by Free WordPress Themes | Bloggerized by Lasantha - Premium Blogger Themes | Design Blog, Make Online Money